Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon

Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waa guri 2 dabaq ah waxaan ku lahyn casuumad cunto karin ah waxa jooga dad badan family iyo asaxaab ah waxaan joogay kijada markaan shaqadi aan ka hayay mabdakha dhameeyay ayaan dabaqa sare koray dadkii shaqaynayay oo dhameeyay walashay ayaan
garaacay xagee tagtay waxay igu tidhi waan soomanahy I daa wllo aan ka seexdee

Riyo duco cunto casuumaad  maxay noqon
Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad duco ama wax kale oo aad ku kulmaysaan

Waxayna la xiriirtaa xaalka qoyska iyo xiriirka ka dhexeeyo

Ilaahay khayr haka dhigo

 

 

Riyada cuntada halkan ka daawo

 

Dreaming indicates a prayer event or something else you meet

It is related to the family situation and the relationship between them

God bless you.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More