Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaha ilmo
Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaha ilmo
Riyada:
Salaam calaykum macalin
waxaan ku riyooday aniga oo u baxay dalxiis family ayaan wada soconay bas 30 qof wada ku tagnay wuu buuxay markaan soo baxayanay waxaan aragnay waraabe cunaya 2 ilmood waan qayliyay ragii xagay tageen ka reeba ilamaha yar waraabaha cidba imay jawabin dhagaxaan ayaan qaatay waan ku shiiday wuu tagi waayay markii danbe gacanta ula tagay waraabihii ilmihii yara waan ka reeɓaÿ ilmihii yaraa ayaan daweeynay aniga iyo gabadhi wadatay caruurta jaar ayaan nahay mid kamida waan garanaya macalin ayaan u ahaan jiray baski ayaan so koray libaax ayaa xagan taagan kaalaya erya yaanay mar kale laga cunin caruurte waxaan arki waayay walshay iga yar wan naxay waan booday waan eegay xaga danbe fadhida waan iska fadhiistay hablo aan habrawadaag nahay ayaa nala socda caano lo, ayay soo iibsanayaan mid kamida leh ma jecli
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal aad la kulmayso waxayna ka dhalanayaan ilmo
Waxaad arkaysaa doodda oo weynaatay oo gaartay dagaal, adigana qeyb ayaad ka noqon doontaa.
Halkan ka daawo riyada waraabaha
The dream describes the argument and the war you face and they result in children
You see the debate that has grown bigger and has reached war, and you will be a part of it.