Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyada:

Salaam
waxan ku riyooday anigoo karinya beans cad walashay iyo 2 qof oo kale ayaa isugaya dhakhso habsan ayaan nahay ayay igu tidhi walashay
walshay ayaa isoo kor istaagtay ala waa macaan  xagaas ayaan ka arkaya waan uga guray cuntadii  waan siiyay laxoox waan ugu daray

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo
Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh inaad qaban doonto

Waxayna u badan tahay inay noqoto guur ama wax kale aad ku farxi doonto

Guud ahaan riyada waa riyo tilmaamayso nolol fiican

 

Halkan ka daawo riyada karinta cuntada

 

The dream indicates a happy occasion you will have

It is likely to be a marriage or something else you will be happy with

Overall dream is a dream that describes a good life

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More