Riyo anoo safrayo oo la isoo celin rabo
Su’aasha:
waxan ahay qof marwa waxan ku riyoday anigo safar galayo waxan racay diyarad meshan raba markan ka dagay aya documentigeyga qaar ayaa la waaye waxa leydhahay mesha katimid aya lagu celina markas waxan ka walawala borsoyinka wato iyo cunugta yar aan wato kabacdi dada wacana wa leykena, markaan helo hurdada ka kacaa.
