Riyo anoo jaranjaro fuulaya oo labo qof isugu galmoonaya

Su’aasha:

Riyo anoo jaranjaro fuulaya waxan arkay nin iyo naag galmo kusameynaya jaranjarta mel lasiman wan kudhahay maxa waye dadka aan edabta lahen kadib naagti isora disay oo igu tiri maxa nagarabtay wankudila ana wanqaninay oo aadbey u qeylisay iifasira

Riyo anoo jaranjaro fuulaya oo labo qof isugu galmoonaya
Riyo anoo jaranjaro fuulaya oo labo qof isugu galmoonaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa khiyaano iyo dagaal waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dadka qaar oo aad u malaynayso inay yihiin dad fiican, waliba dadka aad meel wada joogtaan ama wax aad isla baranaysaan ama aad isla shaqaynaysaan, dadka aad isku darajo tihiin ama aad isku da’ tihiin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More