Site icon Daruur درور

Riyo aniga oo dhalaayo 9 ilmo mataano ah

Su’aasha:

Ninkayga aya wuxu ku riyooday anigo 9 cunug o mataano u dhalaayo. U dhibaayo family kiisa.

Riyo aniga o dhalaayo 9 ilmo mataano ah
Riyo aniga o dhalaayo 9 ilmo mataano ah

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu khayr badan idin soo socdo ilmaha waa khayr iyo bishaaro siiba marka ay yihiin mataano, riyada mataanaha wax fiican ayaa lagu fasiraa oo reerka usoo socdo, bashbash iyo barwaaqo weeye.

Tirada sagaalkana waxay tilmaantaa guul iyo wax dhow marka khayr wuu soo dhow yahay

Exit mobile version