Riyo aniga oo dhalaayo 9 ilmo mataano ah Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Apr 7, 2021 414 0 Su’aasha: Ninkayga aya wuxu ku riyooday anigo 9 cunug o mataano u dhalaayo. U dhibaayo family kiisa. Riyo aniga o dhalaayo 9 ilmo mataano ah Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu khayr badan idin soo socdo ilmaha waa khayr iyo bishaaro siiba marka ay yihiin mataano, riyada mataanaha wax fiican ayaa lagu fasiraa oo reerka usoo socdo, bashbash iyo barwaaqo weeye. Tirada sagaalkana waxay tilmaantaa guul iyo wax dhow marka khayr wuu soo dhow yahay Riyada DhalmadaRiyada Dhalmada Mataanaha 0 414 Share