Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Oct 9, 2021 356 0 Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay asaga , xaaskiisa iyo canugiisa yar oo wiil ah ku jiraan wabi, yaxaas ku soo baxday waxay qabsatay wiilkii , ninka wuu qayliyay ka qabo wiilka qabsatee waa laga dhiciyay wiilka , maxay noqoneey ? Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar Jawaabta: Qof khiyaano badan oo xaasid ah ayaa dhib idin geysan raba waxaa kugu habboon dadka aad laa saaxiibayso inaad iska fiirisid oo aad ogaatid waxa ay yihiin si aad isaga ilaaliso wixii dhib kuu keenaya, yaxaas marka riyo lagu arko waa astaan xun qof faasiq ah oo faajir ah oo khiyaano badan. Riyada Ilmaha YarRiyada WebigaRiyada Yaxaaska 0 356 Share