Riyada yaanyuurta madooban
Riyada
Hoyadey wxy ku riyoote yanyur kursi ag taagan .aad bay u madobeet indhoo cabsi leh ayay laheed mrkaaas bay isku day de in ay nyanyurti buriso gcnt mrka soo tagte nyanyurti aya gcnt hooyo afka gashate lkm may qanin. Hooyo way qalise ila la maqlo si caadi ah.kadib soo kacde habeen bay aheed. Hooyo waa garoob .riyada iyada ku riyoote.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa naag xun oo sixir ku dhaqmayso
Waxaa laga rabaa hooyadaada inay iska ilaaliso dadka ay la socoto
Waliba dumarka xunxun oo sixirka adeegsada
Halkan ka daawo riyada yaanyuurta
The dream describes a bad woman practicing magic
Your mother is required to protect herself from the people she walks with
Even the evil women who use magic