Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo gacan qaadaya isagoo aad u faraxsan oo qoslaya xildhibaan barlamanka somaliland ah anoo aad u faraxsan
Waxaanan ku idhi waa kulankeenii ugu horeyay soo dhawow
Allah mahadleh.
