Riyada xasiida ama Galeyda

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY GURIGAYAGOO WIIL AAN ABTI U AHAY NOO KEENAY BACWAY OO AY XASIIDI GALEYDA OO KA BUUXDO BACDII AYAAN FURAY OON KALA BAXAY LABA XABOO XASIIDA OO CUSUB OO CAANO LE HOOYANA WAY JOOGTAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada xasiida ama Galeyda
Riyada xasiida ama Galeyda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa maal badan ama hanti aad u fara badan sidoo kale waxay tilmaamaysaa guusha nolosha aad ka keeni doonto siiba xagga shaqada, waa khayr inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More