Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Su’aasha:

asc waxaan ku riyooday xaaskayga oo dib qalooc weyn oo madoow igu soo tuurtay kadib garabka ayuu iga fuulay anigana waan iska tuuray isla markiiba maxay ku furmaysaa riyadaas adinkoo mahdsan waxayna ahyd sacada saq dhexe riyada waxaan aan seexday anigoo aqrinaya quraan oo ay ka mid thay suratal baqara kadib riyadaan ayaan arkay anigoo naxsan baana soo kacay.

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow
Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa gurigaaga in shar ay kusoo socoto noloshiinana inuu ku dhex jiro qof xun oo cadow ah ama xumaan qarsanayo, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ahaato qof feejigan oo iska taxdaraya waxa ka socda gurigaaga, waxaa kaloo aad iska ilaalisaa dadka gurigaaga soo booqdo, riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa, sidoo kale waa inaad ka warqabtaa xaaskaaga dadka ay la dhaqmayso ama dadka u imaanaya ama iyada ay booqanayso, gurigaagana ilaalso yuuna kaa dumin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More