Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo
Su’aasha:
ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN JASAAKUMULAHU KHAYR ALLAH MACAK
waxaan ku riyooday xaafad aanu jaar nahay oo bus fuulaya gabadh laba caruur ah inanteeda iyo wiil safar ayay aadayeen geeri mise wax kale ma xasuusto lkn way safrayeen
gabadha caruurta dhashay ayaa igu lahayd guriga biyaha iisoo xidh waa ilaa eedaankii subax waxyar ka hor waan soo hor maray gabadhaasi waxay ahayd mid aniga irabta oo inanteeday u sheegaysay
aroos ayay tagayeen xaafadu
waxay igu lahayd xaafadana ka war hay jaarbanu nahee
biyahana xidh albaabkana soo xidh markad biyaha xidho
Allah mahadleh
