Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay

Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay

Riyada:

Sheikha wiil xariir naga dhaxeye I qiyanay ban ku riyoday asago ileh awoowka muxu ku dhahay ana wxn dhhy waxba ima dhihin ilahay ku xisabi dona hebalow kadib riyada wanka dusay markale hadane ku riyoday asago I egayo o marna qoslayo dib dambe kuma riyon

Wkas wu I qiyanay wu I dafiray ilahay ku daya wane iska amosay alla xaqay iso ifiyo insha allah

Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay
Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay

 

Fasirka:

Riyada waxay ka timid fikirkaaga iyo maskaxdaada

Riyada noocan ah fasir ma laha, maxaayeelay nafta ayaa ku sheekaysato

Way dhici kartaa sidaas inay noqoto arrinta laakin waxay u badan tahay riyada sheekada nafta inay tahay

 

Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

 

Riyada ayeeyada halkan ka daawo

 

Dreaming comes from your thoughts and minds

This kind of dream has no interpretation, because the soul talks about it

It may happen so to be the issue but it is likely that the dream of the soul story is

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More