Riyada wiil yar oon dhalay
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo la ii dhalay wiil yar oo aad u qurux badan gabadh aan garanayo waxaan soo qaaday wiilkii yaraa oo xool dusha maro kaneeco kaga xidhan tahay iska iyo hoodiis anoo aad u faraxsan waxaan soo saaray gaadhigayga waliba agtayda kursiga dirawalka agtiisa waanan ku faraxsanaaa aad iyo aad
Allah mahadle.
