Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya
Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya
Riyada:
Asc Waxn ahay hoyo hal cunug heysato Waxan kuriyody wiil aan aqano oo hadiyad ikenayo oo idhahaayo jacelkaaga ugee hadiyadaan ayaan isdhahy hadiyada nah waaa katiin iyo jijiin kaatiinkaa hoyady baa xiraty lkn jijinta anaa watay ninka iiqaba nah wan isku dhaacsanen maalmahaas iso fasira plz 🙏 😢

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa heshiis ninkaaga aad la heshiinayso
Arrimaha ayadn isku fahmin oo dhan xal ayaa loo helayaa waa riyo fiican
Waxayna u badan tahay inuu ku raalli galin doono
Halkan ka daawo riyada jijinta
Dreaming describes an agreement you are making with your husband
All the issues you do not understand are solved, this is a good dream
He will probably please you