Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyodey walashey ama inadertey oo xidhan dhar aad u uskaga ah hooyadey ku ledahay maxa iskagah sari weydey dharkn uskga imtixan ayey galeysay isku diyarineysey.

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran
Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in walaashaada iyo dad kale dagaal ka dhexeeyo, kuwaasna waa dad iyada neceb oo ka maseyraya, waxaa kaloo uu tilmaamaa dharka wasakha ah falal xunxun ama dambiyo marka ha iska jirto dadka xun ama dambiyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More