Riyada wadan kale in loo dhoofo

Su’aasha:

asc walaal waxaan ku riyoodey aniga oo wadankale safarku ah oo dalki katagey hadane meeshi aan aadey aad ugu cabsanaya ciidamo iraadinayaan marki dambe ayan quf soomaali ah arkey oo aan usheegey kadib gurigiisa ayuu ugeeyey anigoo naxsan riyadaasi maxaa lagu fasirikaraa.

Riyada wadan kale in loo dhoofo
Riyada wadan kale in loo dhoofo

Jawaabta:

Waxaa noloshaada lasoo gudbaanaanaya sida laga fahmayo riyada xaalad cusub oo aad ka cabsan doonto laakin aad ka badbaadi doonto, riyada safarka inta badan waxaa lagu fasiraa isbadal qofka lasoo gudboonaanayo, isbadal xagga nolosha guur ama wax kale ayuu tilmaamayaa safarka ama inaad hanti yeelanayso haddaad ahayd qof hanti aan lahayn, sidoo kale inaad shaqo helaysid haddaad tahay qof baagamuundo ah, guud ahaan waa isbadal.

wadan kale marka riyo lagu arko waa xaalad kale oo cusub marka haddii loo dhoofo waa isbadalka kugu imaanayo adiga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More