Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga
Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga
Riyada:
waxan Ku riyoday anigo xafadayda u soo socdo waxaan arkay black polar bear Qashin wax ka dhex cunayso tagan jidka agmara guriga kadib wan so agmaray waxan so galay gurigi kadib Wardiyada ayan waxan Ku dhahay xir albaabka ama an xiro waxu igu yiri waagi aya baryay ana waxan u haystay inay tahay 4 AM kadib waxan arkay iftin ka waagi o baryay kadib waxan watay Qamis hosne Surwal cad anigo surwalki cada dhaqayo ayan Ku riyoday.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad u xun oo khiyaano badan oo cadow ah inuu jiro oo raba inuu ku siro ama kuusoo dhawaado waayo xayawaanka afka ingiriis la dhaho bear af soomaaligana madaxkuti wuxuu astaan u yahay marka riyo lagu arko nin tuug ah oo khiyaano badan, laakin inshaa Allaah waad ka guulaysanaysaa nolol fiican ayaad helaysaa xumaanta uu kula maagan yahay kuma soo gaarayso taasna waxaa laga fahmayaa dhaqidda surwaalka cad iyo muuqashada iftiinka waaga.
Riyada dubka xayawaanka madaxkuti halkan ka daawo
The dream indicates that there is a very evil and deceitful enemy who wants to deceive you or get close to you. The animal is called a bear in English and a head in Somali. When you see a thief in a dream who is very deceitful, but God willing, you will overcome him and have a good life, and the evil he is planning to do to you will not reach you. This is understood from the washing of white pants and the appearance of the light of dawn.
يشير الحلم إلى أن هناك عدوا سيئا جدا وغادرا يريد الاختباء أو الاقتراب منك
لأن الدب الحيواني الناطق باللغة الإنجليزية باللغة الصومالية هو رمز الرأس عندما يرى لص في المنام ولص مخادع
ولكن نأمل أن تفوز بحياة جيدة سيكون لديك حياة جيدة ستحصل على الشر الذي يحاول القيام به معك
وهذا ما يفهم من غسل السراويل البيضاء وظهور الضوء فجر.
Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo