Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada:

Waxaan ku riyoodey 1 tuuga isoo dhacey waxba ima dhihin kadibna daqada ka dhacey albaabkii tuugu kasoogaley xidh isdhahay wuu I xidhmiwayey sifiican kadib tuugle soo dhacey kadib waxaan uqaatey mindi isagana waxa uusameynayey sida qof isirxayo oo kle gacmaha unbuu seydhyey ana waxaan bilaabey in aan aqriyo suratul aclaa anoon dhameystirin lkn waxyer ii dhimanthy ayaan hadana galey suratul kafiruun waxaan bilaabey in codkeyga uu naaqusmayo waan aqrinayaa lkn la ima maqlayo lugahana waxaan ka daremey culeys qof suxeysa oo kle gabadhii aan saxibka ahayn ee ila joogtayna salaad ayey gashey Markey ogaatey tuuga marka cadigna marna waytukataa marna waydeysa salada kuma fiicnaa xaalkoo halkaa maraya ayay naag soo gashey iyana iney wax aqriso gacmaha seydho bilawdey waana Kacey waxaana ahey reer cusub jasakalaa

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo
Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa cadow kuu dhow oo iska dhagaya qof fiican.

Waxayna ka kooban yihiin dadkaas cadowga ah rag iyo dumar.

Marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad ku dadaasho quraanka.

Waxaa dhici karto guriga cusub inay ka xun yihiin

 

Halkan ka daawo riyada tuugada

 

The dream warns you of an enemy close to you who is ignoring a good person.

These enemies are made up of men and women.

So you are required to strive for the Quran.

They may be unhappy in the new house.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More