Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya

Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya

Riyada:

Asc bahda daruuro wllyalow riyo iga yabaisay ku riyooday
Waxaan ku riyooday hawada oo tuke qaylinayo dadaboolay tuku kurtigii afkay isla dhacayaan waxana kayeeraya qadh qadh wuuna qaylinaya waxaana hawada meela dhexdeeeda ah taagan dalad ay dad haystaan dadku mabadna tukaha qaylinya  ka badan daladuna way heehaabaysaa macnaha way lululanaysa sida wax dabaysha luxaysa camal dad uu tuku kabadn yahaybana haysta dalada markaa waxaan layabay qaylada iyo dagaalka uu tukuhu samaynayo ani dhulkan joogay meel doogle ayaan adhi lajoogay markaa anooyaban oo waxaan fiirinayaa waxaa dhinaca midig igasoo istaagay nin aad u qurux badan carab ah qabana khamiiscad oo paakistani ah iyo cumaamad kofiyada sunada ayaa isoo ag istaagay waxuu igu dhahay waxaan maad garanaysaa tukaha ah ee qaylinya iyo dalada heehaabaysa hawada?
waxan dhahay maya waanba kayabanahaye maxa aweeye ayaan dhahy
waxuu iigu jawaabay waxaa tukaha ahee iscunaya waa soomalida wax dowlad rabana kumajiro intaa dalada haysataa dacada ka ah intakele dowlad marabaane qays iyo dagaal bay rabaan inta dowlada rabta waxakabadan inata qaska wada oo wataa daladii istagi la xiliga ay salaadu soodhaw dahaybayna ahayd markaa riyoonayay

Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya
Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya

Fasirka:

Guud ahaan riyada tukaha waa riyo dhibaato iyo balaayo tilmaamaysa, laakin waxaa cajiib ah riyadaada waxaa kuu fasiray ninka riyada dhamaadkeeda aad ku aragtay, waana isduu ku sheegay wuxuu tilmaamay in dadka soomaalida aysan rabin nabad iyo heshiis, taasna waa sax waayo dad isku diin ah isku af ah isku dhaqan ah isku qaab ah oo haddana aan wadankooda nabad keeni karin oo aan dowlad dhisan karin waa arrin lala yaabo, marka Ilaahay hasoo hanuuniyo dadka soomaaliyeed dalkana nabad Ilaahay ha keeno.

Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa dowladda soomaaliya inay sii daciifi doonto oo amaanka dalka uu sii xumaan doono, burburka dalkana inuu sii kordhi doono.

إذا حلمت برؤية ‌غراب فهذا يعني نحساً وحزناً.
إذا سمعت الغراب ينعب، فسوف تقع تحت تأثير آخرين من أجل تبديد الثروة. بالنسبة للشاب، يكون هذا إشارة خضوع لغواية امرأة ماكرة.
‌‌‌غراب أسود
الغراب الأسود في الحلم فأل سيئ ويعني تراجعاً وخسارة في التجارة وخلافات في محيط الأسرة. ويعني أيضاً أن الحالم يمكن أن يدخل في خصام وعراك مع الآخرين. لذا يتوجب على الحالم أن يلزم جانب الحذر قولاً وفعلاً بعد هذا الحلم. أما بالنسبة للفتاة فهذا الحلم يعني خيانة الحبيب.
‌‌‌غراب الزيتون
إذا رأيت ‌غراب الزيتون فإن هذا يعني صحة معتلة ومشاجرات.
إذا قبضت على ‌غراب الزيتون فسوف تفوق الأعداء مكراً.
إذا حلمت أنك قتلت واحداً، فسوف تصل إليك ملكية متنازع عليها

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

 

Halkan ka daawo riyada tukaha oo faahfaahsan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More