Site icon Daruur درور

Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Su’aasha:

Asc:
ugu horeen riyada waxee kabilaabanee anigoo xaafadeeda dhankeeda usoosocda marka hore guri lagusheegayo dad fican inee dagneen ayaan gargaraacay waan kacararay dhanka xaafadeda soo aaday ilmo meesha kuciyarayan ayaan kudhex darsamaya ciyaartee xoog iigu dareen islamarkiina waxaan arkay ayagoo madaxa iga jarayo markee iga jareen kadib xanaaqay hadana waa isdajiyay kadib wiil meesha joogay sifican iigu qurxi dhahay hadana waxyar kadib walalkeega oo waxaan arkay idhahaya madaxa foolxumo waye toos uwada jar riyada maxee noqon thanks.

Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo
Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dagaal iyo rabshado aad lugaha la gali doontid oo ay sabab u noqonayaan dad adiga kula degan xaafadda, timaha oo lagaa jaray adoon ku farxsanayn waa shallayto iyo xanaaq aad kala kulmi doonto dadkaas, guud ahaan iska ilaali wixii dhib kaaga imaan karo, siiba inaad waqtiga ku dhumiso cayaar iyo wax aan faa’ido lahayn.

Exit mobile version