Site icon Daruur درور

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

Riyada:

Sheekh xalay waxaan ku riyooday nin ayaa weel subag kujiro kor usoo qaaday oo igu yidhi

keen gacanta kuugu shubee gacantii ayuu iiga buuxiyay ilaa ay gacanti buuxsantay oo hareeraa ka daatay subagi iiso fasir sheekh

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo
Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

 

Fasirka:

Riyada subaga waxay tilmaamaysaa guul aad ka gaari doonto mustqbalka noloshaada
Sidoo kale degaan ayaad heli doontaa dhinaca xaaska iyo ilmaha
waa riyo bishaaro ah

 

Subaga marka lagu riyoodo halkan ka daawo

 

The dream of butter indicates success you will achieve in the future of your life
You will also have accommodation for your spouse and child.
It is a dream of good news

 

Exit mobile version