Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso
Su’aasha:
Asc Daruur.com, hooyaday ayaa kuriyootay riyo dhawr jeer kusoo laalaabatay riyadaasina waxay tahay: socod ayay galaysaa muddo markay socoto ee aanay gaadhin meeshii ay usocotay ayay cadceeddu ka dhacaysaa! Maba gaadhayso meeshay usocotay cadceedda lee kadhacayso marwalba ,riyadaa fasirkeeda ayaan kaa rabaa wll.
