Asc waxan ku riyooday (1) shimbiro badan oo duulaaya e soo dhaadhacaaya dhulka oo cunto u daadsantahay magalo busy xafadao isaraaran oo kale ah oo ay xitaa cuntada shibirahu u sarantahay gawaarida dushooda.
Jawaabta:
Riyada shinbiraha soo hoobanaya waxay tilmaamaysaa hanti badan oo dhib la’aan lagu helayo, sidoo kale waxay tilmaamaysaa warar qofka farxad galiya , guud ahaan waa arsaaq badan oo waasac ah, dhaxal ayay noqon kartaa arsaaqdaas ama abaalbarin ama hanti si kadis ah lagu helayo, waa riyo fiican bishaaro ah.
waliba barwaaqada waxaa kuu sii tilmaamaya cuntada meesha wada daadsan.