Site icon Daruur درور

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan

Su’aasha:

Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa

Riyada shiirka urka badan
Riyada shiirka urka badan

Jawaabta:

Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo baxyo lagu arko, urka waa xumaan soo fakatay marka meesha uu urkaas kasoo baxayo ma aha meel wanaagsan waa lagaaga diagayaa, teeada kale urka xumaantiisa waxaa sii xoojinaya waa sida kaadida oo kale sida aad sheegaty, faafitaanka uu faafayo waa sida qaaca oo kale, illeen qiima lama reebi karo marka uu baxayo, faafidda xumaantana lama reebi karo mar haddii ay fakato.

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto

 

The smell of bad smell is often interpreted as a bad sign or a bad thing that the person or the place where the smell is seen, the odor is bad when the place where the odor comes out is not a good place you are removed from it, on the other hand the smell of the bad smell is strengthened is like urine as you said, the spread of it is like the smell, For a price cannot be forheld when it departeth; neither can it be restrained from the spreading of wickedness, when it hath passed away.

 

Riyada shiirka dumarka iyo raga

Exit mobile version