Riyada salaada iyo akhriska suuradda Alamnashrax
Riyada salaada iyo akhriska suuradda alamnashrax
Riyada:
Waxaan ku riyooday dhowr jeer aniga oo salaat tukanaayo iyo riyada kale aniga oo alamnashrax aqrinaayo

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa faraj aad heli doonto, dhibka ku haysto ayaad ka baxaysaa
Waxaad gaaraysaa muraadkaaga, si fudud ayaad ku gaaraysaa
Waa riyo aad u fiican oo mustaqbal wanaagsan leh
Halkan ka daawo riyada akhriska quraanka
The dream indicates a way you will get, you will get out of the problem
You achieve your own achievement, you achieve it easily
It is a very good dream with a good future