Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anigiyo hooyaday iyo walaashay oo safar ku aadnay koonfur Africa waxaan arkayay anoo lacag dollar ah Sita oo dhar iibsanaya kolna Aya rag fara badanoo WAX ka iibsanayay ay igu leeyihiin waxanoo lacaga xageed ka keentay waanan wada qoslaynay anagoo faraxsan
hooyadayna waxay allaabteeda LA socday oo aan arkay waxar yaroo qurux badan oo cad
Allah mahadleh.

Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay
Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu noloshaada kusoo wajahan yahay wuxuuna noqon karaa guur sida laga fahmayo riyada waxarta yar waa khayr iyo arsaaq Alle din siin doona.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More