Riyada saacada la fiirfiirinayo maxay noqon
Riyada saacada la fiirfiirinayo maxay noqon
Riyada:
Waxaan ku riyooday aniga iyo gabar daris nahay oo saacado fiirfiirinayno

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wax aad sugaysay inuu dib u dhacaayo
Waxaa laga yaabaa waqti badan inuu kaa qaato
Haddii ballan ay jirtay way raagaysaa oo waqti dheer ayay qaadanaysaa inay suurtagasho
Guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa wax dib u dhacaayo.
Riyada saacadda oo faahfaahsan halkan ka daawo
Dreaming describes something you were waiting for to happen back
It may take a lot of time for you
If there was an appointment, it will delay and take a long time to make it possible.
Overall the dream points to something that is reversing.