Site icon Daruur درور

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyooday maamo bakki wadato iibinayso rooti iyo anigo qof u xulay rooti dheer oo wayn oo fresh ah markan arkay inan qofkan u xulay rooti dheer ee jilcan oo fresh ah oo ka wayn Rotiga Cadiga ah ana waxan damcay inaan mid qaato on gadanaayo rooti cad oo dheer.

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer
Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Fasirka:

Guudoomiye riyada waa khayr badan,  rootiga  qofka marka uu ku riyoodo asoo iibsanayo ama la siinayo waa arsaaq waasac oo si fudud lagu helayo, waxaa laga yabaa xagga ganacsiga faa’ido fiican inay kaasoo gasho, inshaa Allaah waa riyo fiican oo aad arki doonto natiijadeeda.

 

In general, the dream is very good, when a person dreams of buying bread or giving it to him, it is a large supply that is easy to get, it may be a good business to enter, God willing, it is a good dream and you will see its results.

 

Riyada cuntada halkan ka daawo

Exit mobile version