Su’aasha:
Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin.

Jawaabta:
Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican oo bishaaro ah.