Riyada qol dhiiqo mas ku jiro
Su’aasha:
Waxaan kale on Ku riyooday anigo qol galaxy qolkaaso hoostiisa Ku dulduleshay oo alwaaxo Ka dhex qaday hoostiisa waxay ahayd dhiiqo mas watn ayaan Ku arkay kadibna waxaan arkay anigo ordaya oo aan arkaayo masas badan oo dhulka fidad Ka samaytay marina anigo dhinac uga boodaayo.
