Riyada qofkii waayo ilmaha yar uu dhalay oona webiga ag jooga Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jun 23, 2021 519 0 Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riiyooday aniga iyo xaaskeyga , wiikkeyga iyo gabar duumashiday anaga oo joogna meel wabi ah kumana qubeysan lakiin agtiisa ayan fadhinay lakiin marka dambe waxan wayay wiilka yara waxana leeyahay wabiga amuu ku dhacay ama yaxas ma cunay anoo raadinaya oo qeylinaya soo kacay haddan indhaha kala qaadaba waa riiyo. marka maxay noqon karta riyada family oo wabiga agtiisa joogna. Riyada qofkii waayo ilmaha yar uu dhalay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro kusoo gaari karto ama dhibaato ama murugo webiga siyaabo badan ayaa lagu fasiraa waxaa ka mid ah dhibaato iyo rafaad taasna waxaa xoojinaya lumitaanka cunuga yar taasna waxaa lagu fasiraa khasaaro xaga maalka marka riyada waxaa dhici karto inay tahay digniin inaad iska ilaaliso wixii dhib kaaga imaan karo, riyada markay digniinka tahay dhib kugu soo socdo ayaa lagaaga digayaa. Riyada LumitaankaRiyada Webiga 0 519 Share