Riyada qofka rugcaafimaad furanaya
Su’aasha:
asc waxaan ku riyooday anoo dhakhtar wayn furtay oo dad ku Daawaynaya guri wayn oo wada quraarada oo aad loo nadiifiyay oo wada cadaana ilaa marmarka hablo ayaana masaxayay anoo aad u faraxsan anuu dhakhtar baan ahay lkn hada ma shaqeeyo mahadsanid.
![Riyada qofka rugcaafimaad furanaya](https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-qofka-rugcaafimaad-furanaya.jpg)