Site icon Daruur درور

Riyada qofka oo saaran dameer ordaya

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Dameero ordaya saran oo ka xaynaya marka maxaa lagu fasiira Riyadaa dameerka.

Riyada qofka oo saaran dameer ordaya
Riyada qofka oo saaran dameer orday

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad farxad kala kulmi doonto wax murugo kugu hayay, qofkii ku riyoodo asoo dameer ordaya saaran, wuxuu gaarayaa wixii raadinayay himilada niyadda kaga jirtay, fuulidda dameerka waa astaan ku tusinayso inaad gaarayso muraadka aad u socotay, waliba waxyaabaha aad jeclayd.

riyada dameerka qaabab badan ayay yeelataa saan horay usoo fasirnay.

Waxaad ka heli kartaa faahfaahin halkan

Exit mobile version