scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco
Jawaabta:
Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas ayaa u keenaysa riyada noocaas oo kale ah, waliba marka uu hurdada kasoo kaco asoo riyada ku jiro waxaana uu dareemayaa wadnaha oo aad u shaqaynaya, marka riyada noocan ah waxay ku xiran tahay xaaladda aad ku sugan tahay, inta badan fasir ma laha waa qarow.