Site icon Daruur درور

Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya

Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya

Riyada:

Asc waxan rabaa inaad iisoo fasirtan riyada ah nin oo gabar ceyrsanayo wuu soo dabagalaa

kama harayo ilaa ay guri cid kale leedahay gasho waxay u eg tahay inuu kufsan rabo iyadana cabsi badan ayay dareemaysaa waxy ka cararaysaa.

Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya
Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya

Fasirka
Riyada waxay tilmaamaysaa halis iyada ku dhici rabto, waxaa jira dad cadow ah oo iyada dhib ku sameyn rabo.

Waxay noqon kartaa riyada digniin, ha iska ilaaliso dadka iyada ay saaxiibka la tahay.

Halkan ka daawo riyada ceyrsashada qofka

 

The dream describes a danger to her, there are enemies who want to do her trouble.

It can be the dream of a warning, let her beware of the people she is friends with.

Exit mobile version