Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya
Riyada:
Sheikh waxan kuriyoda walipa 2 haben isku xigta kuriyooday anigoo dagaal kudhexjira yacni dad is dagaloo kujira2 hbn igu so noqotyy plz isoo fazir taaa🙏

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad dhex gali doontid waxaana sabab u noqonayo dad adiga kuu dhow oo aad wax u qabanayso
The dream indicates a problem you will get into, and the cause will be people close to you who are doing something for you.