Su’aasha:
Asc, waxaan arkay qof aqaano oo joogo meel geedo gaagaaban ku yaalo, oona igu soo tuuray wax dhalo oo kala ah, dhalada way ku dhacday meel horteyda ah, kadib ul isoo qaatay xageyga soo aaday walaalkiisa ku soo baxay waana ka qaaday ushii. Kawaran !
