Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin?

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday nin saaxiibkay ah oo mar hore dhintay hadana isagoo nool ayaa riyo laygu tusay isagu waa faraxsan yahay waa shekeynaa lkn riyada dhexdeeda waxaan awood u lahaan waayey inaan la hadlo qofkaas.

Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin?
Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin?

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu khayr helay maadaama uu faraxsanaa waa khayr riyada inshaa Allaah xaalkiisa ayaa lagu tusinayay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More