Site icon Daruur درور

Riyada qof madax ka noqday isbitaal

Su’aasha:

Asc wllo

Waxan ku riiyooday anoo isbitaal weyn madax la iiga dhiigay anigana ma baran cafimaadka ee waxan bartay Dhaqalaha niyadeeda kuma jirin inan isbitaal shaqo ka raadsada balse xilkas muxuu noqon kara.

Riyada qof madax ka noqday isbitaal
Riyada qof madax ka noqday isbitaal

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa noloshaada inaad guul heli doonto adoo nabad qaba, isbitaalka wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo badbaado, marka riyada way fiican tahay waa bishaaro. sidoo kale hadduu jiro qofmilkaaga ka mid ah oo xanuunsan inuu caafimaadi doono, macnaha riyada wax badan ayuu keeni karaa.

Exit mobile version