Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay
Su’aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo hooyaday muddo arkin u socda oo wada rashiin iyo saliid kuwas oo u soo iibiyay kadib intan guriga gaarin waxaa wadada ii istaagay ciidan kuwas oo lacag laaluush ii weydiina kadib hooyo imaaday meesha oo la hadlaysa askarta.
