Site icon Daruur درور

Riyada qof dad raadinaya

Su’aasha:

Asc waxaan ahay ahay safar xale waxaan kuriyoode ano wado kusocda oo cid raadinaayo nin aana garaneyn oo tanzaaniyana ayaa iga daba yimid waan kacabsade cidii ayaan ninkii weydiiye so bax ayuu igu yiri anaa kuu geyna ano kacabsana ayaan raace suu iiwade ayuu mel wada dooga igeeye cidina iigu imaaden mahadsanid.

Riyada qof dad raadinaya
Riyada qof dad raadinaya

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in ay kuu hirgali doonto arin aad ka walwalsan tahay oo aad ka fikirayso, si wanaagsan ayay ku dhamaan doontaa.

Waa riyo fiican oo bishaaro ah.

Exit mobile version