Site icon Daruur درور

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo

Su’aasha:

Asc wll Waxaan,ku riyooday aniga oo sigaar cabaya ayuu aabahey igu soo galay wuuna i arkay kadib marki hore asago igu og ayaan hadana kala dhuuman jiray laakin wuu igu imaaday wuxuuna i dhahay aabo sigaarka iska cabdee maxd u daminaysaa ana markaan asaga arkaybaan daminayey.

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo
Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil badan, naftaada gadaal ugu laabo, lacagtaada ha iska burburinin, sigaarka wuxuu astaan u yahay hantida la fasahaadiyo marka riyada waa riyo digniin ah noloshaada toosi.

Exit mobile version