Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 8, 2021 602 0 Su’aasha: Asc wll Waxaan,ku riyooday aniga oo sigaar cabaya ayuu aabahey igu soo galay wuuna i arkay kadib marki hore asago igu og ayaan hadana kala dhuuman jiray laakin wuu igu imaaday wuxuuna i dhahay aabo sigaarka iska cabdee maxd u daminaysaa ana markaan asaga arkaybaan daminayey. Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil badan, naftaada gadaal ugu laabo, lacagtaada ha iska burburinin, sigaarka wuxuu astaan u yahay hantida la fasahaadiyo marka riyada waa riyo digniin ah noloshaada toosi. Riyada AabbahaRiyada Sigaarka 0 602 Share