Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyooday qof aan sxbo aheyn balse aan kala go,nay oo isoo wacaya aniga oo gaari saaran Wuxuu ileeyahay Soo carar ii i imow aniguna waxaan leeyahay gaari ayaan Soo saaranahay waan kuu Soo socdaa lkn Wicitaanka igama kala joojinayo dhowr mar ayuu isoo wacayaa isagoo leh maad imaatid gaarigan xoog ayuu usocdaa mana garanayo sababta uu iigu yeerayo inaan usii socdo unbaan dareemayey.
