Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso
Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso
Riyada:
Asc sheikh xalay waxan ku riyooday anigoo tinta iga goayso oo qaybna dhaadheer tahay qaybna gaban tahy oo leh taakada iigu xirmi mayso iso fasir xaasna waan ahaye.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad samaynaysay inay kaa kala halaabayaan
Qaarna ay kuu nabadgalayaan, waxaasna waa arrimo la xiriiro mustaqbalkaaga nolosha.
Dreaming describes things you were doing that would destroy you
Some are safe for you, and these are issues related to your future in life.