Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo la fadhiyo saaxiibaday kadibna waxaa ushisheeyey saaxiibkay , inankaas moobilbuu isticmaalayay waxaa meeshii soo maray ay farabadan inankii wuu iska foodhiyay isagoo moopilka ku fooraro oo Dan iyo muraadtoona kalahayn aygii udanbeeyey isagood moodo dacawo xanaaqsan ayuu ku soo booday oo garabka ka qaniinay Ana waan aryay intaa kadibna waxaan la cararay oo waxaan ku idhi dhakhtar baan kuu geenayaa waan soo cararay oo xanuunkii baa kabatay oo meherad buu istaagay Ana waan cararay oo dhakhtarba waan waayay ilaa aanku cararo wadada oo gawaadhidu isigto kadibna waan kacay inankaas isku fasalbaanu nahay inoo fasir walaalow adoo mahadsan

Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa
Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa in qofkaas dhib qabsan doono waliba dhibkaas wuxuu uga imaanayaa dad dagar badan waxaa kaloo dhici karta inuu qaladaad iyo dambi uu sameyn doono, guud ahaan riyada waa riyo aan fiicnayan Ilaahay sharteeda hakaa ilaaliyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More