Riyada qalajista oo sariirta soo galayso
Riyada qalajista oo sariirta soo galayso
Riyada:
Waxaan ku riyooday aniga oo jiifa sariirtayda waxaa soogashay go ii aan huwanaa soo hoos gashay qalajis bahasha ku socota gidaarada guriga oo qanjidhada waawayn markaa nin ayaa igu yiri aan aan dilo markaas ayaan iri hadilin way nala dagantahay
Sheekh isoo fasir.

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa qof khayaano kugu sameyn rabo
Qofkaas aad buu kuugu dhow yahay, waxaa laga yaabaa inuu gurigaaga joogo
Waxaa kaloo dhici karto inuu sir hoose kaa og yahay
Waxaa lagaaga baahan yahay inaad ahaato qof ka taxdarayo
Halkan ka daawo riyada qalajista ama bulaca oo faahfaahsan
Dreams warn you about someone who wants to deceive you
That person is very close to you, he or she may be at home
It is also possible that he knows a secret about you
You are required to be a careful person