Site icon Daruur درور

Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon

Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon

Su’aasha:

asc wllo wxaan ku riyooday sxpkay oo xaas leh oo oynaya oo i leh waad igu dirtaytay ana aan leeyahay kuguma dirin iiso fasira idinko mahadsan wlaliyaal.

Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon
Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa saaxiibkaaga inuu dhib haysto uu qarsanayo, waliba waa dhib la xiriira familkiisa, wuxuuna kaaga baahan yahay inaad la taliso oo aad garab istaagto.

Riyada noocan ah waxaa lagu tiriyaa riyada digniinta ah

 

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

 

Dreams indicate that your friend has a problem that he is hiding, it is also a problem related to his family, and he needs you to advise and support him.

This type of dream is considered a warning dream

Halkan ka daawo riyada oohinta

Exit mobile version